2-koi mil gaya , qof ayaan hantiyay , hindi songs with Somali lyrics translation





Waxaan heesaha usoo gudbinayno ahan inaad madaxa la ruxdo ama aad ku macaansato

Ee waa inaad aqoon iyo ereyo iyo jumlado kaaga kordhaan

Waayo hees waliba wey ka ereyo culus tahay hadalada caadiga ee luqadda loogu hadlo

Ereyada heesta ku jira :

Khwaab =riyo , khwabon =riyooyin
Khayaal =malo,  khayaalon =malooyin
Khwahish=rabitaan, Khwahishon=rabitaano
Milnaa =helin
Matlab =micnaha

Par= balse
Kyon =sabab
Aaj =maanta
Yoon =sidaan
Aisa =sidaan
Aisa lagta hai =waxay ila tahay

Bataana =sheegid
Kaan =dhegta , kaanon =dhegaha
Paas aana =soo dhowaansho
Jaana =ogaansho
Maannaa =aqbalid ,yeelid
Sunnaa =maqlid
Suno =maqal , dhagayso

Aanaa =imaansho
Jaana =bixid
Ehsaas =dareen
Jaisa =sidaas
Honaa =dhicid
Baat =hadal,  arin

Pehchaanna =aqoonsasho
Dhadkan =garaaca wadnaha
Pehle =marka hore
Pahle bhi =marka hore xitaa
Dil =qalbiga
Jiya =qalbiga

Waxaan rajaynaa inbadan inaad ka koror sateen insha allaah

source

0 comments:

Post a Comment

All lyrics are property and copyright of their owners. All the lyrics are provided for educational purposes only. Copyright © SoundCloud Gaane | Powered by Blogger Design by ronangelo | Blogger Theme by https://kwatch.top/category/entertainment/